Booliska Puntland oo laga xil wareejiyey amniga Garowe iyo sababta keentay (Akhriso)

Maamulka Puntland ee gobolka Nugaal, ayaa shaaciyay in amniga magaalada Garoowe si ku meel gaar ah looga wareejiyay ciidanka Booliiska, wixii hadda ka dambeeyana lagu wareejiyay ciidamo isku dhaf ah oo ka socda PMPF, PSF iyo ciidanka madaxtooyada Puntland. Go’aankan ayaa ka soo baxay Guddiga Nabad-gelyada gobolka Nugaal oo shir ku yeeshay magaalada Garoowe. Sababaha … Continue reading Booliska Puntland oo laga xil wareejiyey amniga Garowe iyo sababta keentay (Akhriso)